wafti ka socda safaarad germany

Hargeisa (HWA) Mr. Marius Rahul, oo ah Madaxa iskaashiga Horumarinta ee Safaaradda Germany ee Nairobi ayaa Maanta kormeer indho indho ah ku tagay goobah uu ka socdo Mashuuca biyo galinta Caasimada Hargeisa iyo Shaybaadhka Hubinta Tayadayad biyaha sidoo kale Marius Rauh waxuu kulan Kula Qaatay Xarunta Wakaaladda Biyaha Hargeysa Maareeyaha Wakaalada biyaha Mudane Maxamed Cali Axmed